Somali Waqtiga Ciyaarta / Somali Family Playtime

Somali Waqtiga Ciyaarta / Somali Family Playtime

Saturday, July 11, 202611:15 AM – 12 PMCapitol Hill Library
LibraryKids
Ka soo gayb gal waqti ciyaar oo farxad leh oo ka dhacaya maktabadaa. Buugaag, alaab-ciyaareed, muusig, iyo meel ku filan oo caruurta ku ciyaari karaan isla markaana wax ku baran karaan. Waqtiyada sheekoyinka Laybareriga degmada Multnomah County waxaa taagera hadiyado la siiyay mu'asasada maktabada.

Capitol Hill Library

Capitol Hill Library

Get directions